Al Shabaab oo weeraro culus ku qaaday Saldhigyo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM

Dagaalyahno hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay iyo xalay weeraro kala duwan ku qaaday saldhigyo ay Ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan Wararka ku heleyno Dagaalyahano katirsan  Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday deegaanka Danow ee kuyaala duleedka degmada Qoryooley. Tiro madaafiic ah ayaa … Continue reading Al Shabaab oo weeraro culus ku qaaday Saldhigyo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM